Musharaxiinta ku tartameysa Lix kursi oo beri lagu dooranayo Garawe oo la shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa maanta diiwaangeliyay musharaxiinta ku tartameysa lixda kursi ee ugu dambeeya Xildhibaanada laga soo dooranayo deegaanada Puntland. Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa lagu shaaciyay magacyada 12-musharax oo ku tartamaya doorashada kuraasta gollaha shacabka ee beri lagu dooranayo magaalada Garawe. Kuraasta la shaaciyay musharaxiinta ku … Continue reading Musharaxiinta ku tartameysa Lix kursi oo beri lagu dooranayo Garawe oo la shaaciyay